Shiikh Kenyaawi oo ka qeyb galay Xaflad ay lahaayeen Xisbiga UPD (Daawo Sawirro)

Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi oo ka mid ah culimada Soomaalida ee qurba jooga ah dhowaana dib ugu soo laabtay dalka ayaa galabta ka qeyb galay kulan ay lahaayeen xisbiga UPD oo uu hoggaamiyo madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud. Sheekh Kenyaawi ayaa ka qeyb galay xaflad loo qabtay  dhalinyaro la sheegay inay xisbiga UPD ku biireen, … Continue reading Shiikh Kenyaawi oo ka qeyb galay Xaflad ay lahaayeen Xisbiga UPD (Daawo Sawirro)